![]()
About Course
Python for Web Development Course
Basic Python for Web Development waa koorso bilow ah oo loogu talagalay dadka cusub ee raba inay bartaan sida Python loogu isticmaalo web development.
Kooraskani wuxuu diiradda saarayaa fahanka aasaaska Python iyo sida loo isticmaalo si loo dhiso website-yada fudud iyo web applications. Waxaa lagu baran doonaa Python syntax, variables, loops, functions, iyo sida Python loogu isticmaalo backend logic ee web projects.
Marka aad dhammayso koorsadan, waxaad awood u yeelan doontaa inaad fahanto Python basics iyo sida loo isticmaalo si aad u dhisto web pages oo leh dynamic content.
Course Content
Python Course
-
Lesson 1
00:00 -
Lesson 2
00:00 -
Lesson 3
00:00 -
Lesson 4
00:00 -
Lesson 5
00:00 -
Lesson 6
00:00 -
Lesson 7
00:00 -
Lesson 8
00:00 -
Lesson 9
00:00 -
Lesson 10
00:00 -
Lesson 11 part 1
00:00 -
Lesson 11 part 2
00:00
Projects
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
