![]()
About Course
The Ultimate GitHub Course
Koorsadan The Ultimate GitHub Course waxaa loogu talagalay ardayda iyo developers-ka doonaya inay bartaan sida GitHub loogu isticmaalo maaraynta code-ka, wada shaqaynta team-ka, iyo dhisidda projects casri ah. Koorsadu waxay ka bilaabmaysaa aasaaska Git ilaa isticmaalka GitHub si xirfad leh.
Ardaydu waxay baran doonaan sida GitHub loogu adeegsado real-world projects, taasoo ka caawinaysa inay si habsami leh ula shaqeeyaan developers kale isla markaana u dhistaan portfolio professional ah.
Koorsadani waa mid ku habboon bilow iyo heer dhexe, waxaana casharrada loo dhigaa si fudud oo talaabo-talaabo ah.
Course Content
GitHub Course
-
Lesson 1 : Fundamental of GitHub and creating account
00:00 -
Lesson 2 : First project from local to remote
00:00 -
Lesson 3: Second project from local to remote
00:00 -
Lesson 4: Git branch
00:00 -
Lesson 5: Comparing Main and Branch
00:00 -
Lesson 6: Deleting Branch
00:00 -
Lesson 7: Pulling Process
00:00
Project
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
