CyberSecurity Awareness Training Stay safe in the digital world

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Cybersecurity Awareness Training

Stay Safe in the Digital World

Cybersecurity Awareness Training waa koorso muhiim ah oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu iska ilaaliyo khataraha internet-ka iyo weerarrada dijitaalka ah ee sii kordhaya.

Koorsadani ma ahan mid farsamo oo qoto dheer, balse waxay diiradda saartaa wacyigelin, faham, iyo dhaqanno ammaan ah si qof walba—arday, shaqaale, ganacsade, ama isticmaale caadi ah—uu u awoodo inuu si ammaan ah u isticmaalo internet-ka, email-ka, iyo qalabka digital-ka.

What Will You Learn?

  • Fahamto waxa ay tahay cybersecurity
  • Ogaato noocyada cyber threats
  • Fahamto sababta amniga digital-ku muhiim u yahay
  • Aqoonsato phishing emails & fake links
  • Fahamto malware, viruses, iyo ransomware
  • Sameyso passwords adag oo ammaan ah
  • Isticmaasho password managers
  • Fahamto two-factor authentication (2FA)
  • Si ammaan ah u isticmaasho email & websites
  • Ka fogaato scams & online fraud
  • Ogaato sida loo hubiyo secure websites (HTTPS)

Course Content

Cybersecurity Course

  • Lesson 1
    09:39
  • Lesson 2
    11:58
  • Lesson 3
    10:16
  • Lesson 4
    05:20
  • Lesson 5
    11:08
  • Lesson 6
    00:00
  • Quiz 1

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Whether you’re a beginner or looking to sharpen your skills, our platform is designed to support your journey in tech.

contact Us

Location

Mogadishu - Somalia

Email

info@hoodotechnology.com

Contact

252 63 7554244

Hoodo Technology