![]()
Complete CCNA 200 – 301 Course

CCNA – Course Introduction Kooraska CCNA (Cisco Certified Network Associate) ee Hoodo Technology waxa uu ku barayaa aasaaska iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah shabakadaha kombiyuutarka (computer networks). Kooraskani waxa uu ku habboon yahay bilow iyo sidoo kale kuwa doonaya…
