![]()
Microsoft Azure AdministratorÂ

Microsoft Azure Administrator Koorsadan Microsoft Azure Administrator waxaa loogu talagalay ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay bartaan sida loo maamulo loona habeeyo cloud services-ka Microsoft Azure. Koorsadu waxay diiradda saareysaa maamulka resources-ka Azure, sida virtual machines, networking, storage, iyo security. Ardaydu…
