![]()
About Course
Ubiquiti Antenna Configuration Course
Koorsadan Ubiquiti Antenna Configuration waxaa loogu talagalay ardayda iyo farsamayaqaannada doonaya inay bartaan sida loo rakibo, loo habeeyo, loona maamulo antennas-ka Ubiquiti si loo dhiso wireless network deggen oo tayo sare leh. Koorsadu waxay diiradda saareysaa isticmaalka qalabka Ubiquiti sida airMAX, UniFi, iyo Point-to-Point links.
Ardaydu waxay baran doonaan xirfado practical ah oo si toos ah loogu adeegsan karo ISPs, offices, schools, iyo CCTV networks. Casharrada waxaa loo dhigayaa qaab fudud, talaabo-talaabo ah, iyadoo la adeegsanayo tusaalooyin dhabta ah.
Course Content
Ubiquiti Antenna Configuration Course
-
Lesson 1: 0 Introduction UBIQUITI NEWORKS
00:00 -
Lesson 2 : 0 Nanostation Perfomance
00:00 -
Lesson 3 : 0 Nanostation Somponent
00:00 -
Lesson 4: 0 Nanostation Installation
00:00 -
Lesson 5 : 0 NANOSTATION CONFIGURATIONS
00:00 -
Lesson 7 : 0 Nanostation Configuration III
00:00 -
Project
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
