![]()
About Course
Huawei Switches & Routers Configuration
Koorsadan Huawei Switches & Routers Configuration waxaa loogu talagalay ardayda doonaya inay bartaan sida loo habeeyo loona maamulo qalabka network-ka ee Huawei, gaar ahaan switches iyo routers. Koorsadu waxay ka bilaabmaysaa aasaaska networking-ka ilaa configuration practical ah oo la adeegsado qalabka Huawei.
Ardaydu waxay baran doonaan sida loo isticmaalo Huawei CLI, loo sameeyo network shaqeynaya, loona hirgeliyo routing, switching, iyo security aasaasi ah. Koorsadani waxay ku habboon tahay bilow iyo heer dhexe, waxayna ardayda u diyaarineysaa shaqooyin network iyo certifications-ka Huawei.
Course Content
Module 1
-
Lesson 0: 0 How to get eNSP Software
00:00 -
Lesson 1: 0 eNSP Installation process
00:00 -
Lesson 2: 0 eNSP Opening first time
00:00 -
Lesson 3 : 0 Huawei Configuration Modes
00:00 -
Lesson 4 : 0 Changing Hostname and saving Configurations
00:00 -
Lesson 5 : 0 Huawei Initial and PC Configuration
00:00 -
Lesson 6 : 0 Telnet Configuration
00:00 -
Lesson 7 : 0 Router Console Configuration
00:00
Module 2
Module 3
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
