![]()
About Course
CCNA – Course Introduction
Kooraska CCNA (Cisco Certified Network Associate) ee Hoodo Technology waxa uu ku barayaa aasaaska iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah shabakadaha kombiyuutarka (computer networks). Kooraskani waxa uu ku habboon yahay bilow iyo sidoo kale kuwa doonaya inay horumariyaan xirfadooda IT-ga, gaar ahaan networking-ka.
Waxaad ka baran doontaa sida shabakadaha u shaqeeyaan, sida loo habeeyo loona maamulo routers iyo switches, iyo sida loo xalliyo dhibaatooyinka caamka ah ee ka dhaca networks-ka. Koorasku wuxuu diiradda saarayaa practical labs, si aad u hesho khibrad dhab ah oo la jaan qaadeysa suuqa shaqada.
Course Content
Module 1
-
lesson 1 Introduction to networking
28:46 -
lesson 2 netwok devices
25:06 -
lesson 3 netwok topology
23:32 -
lesson 4 OSI model
30:32 -
lesson 5 TCP_IP model
15:12 -
lesson 6 LAN network and common Media
24:37 -
Lesson 7 common protocols and port numbers
21:29 -
lesson 8 IP Addressing part 1
24:50 -
lesson 9 IP Addressing part 2
23:01 -
lesson 10 download and install cisco packet tracer
05:42
Module 2
Module 3
Module 4
Module 5
Module 6
Module 7
Module 8
Module 9
Module 10
Final Project
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
